Isku Shaandheynta Golaha Wasiirrada

Your browser doesn’t support HTML5

Xamza Cabdi Barre ayaa isku shaandhayn kooban ku sameeyey kuraas ka mid ah golaha wasiirrada. Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ayuu magacaabay Axmed Macallin Fiqi oo hore u ahaa wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta.