Xiriirka Itoobiya iyo Puntland

Your browser doesn’t support HTML5

madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sii xoojinaya xiriirka uu la sameysanayo dowladda Ethiopia. Wasiirro ka tirsan maamulka Puntlnad ayaa tagay Addis Ababa, iyadoo halkaasi kulmay saraakiisha Ethiopia.