Roobab dabaylo wata oo ka da’ay Jigjiga

Jaamacadda Jigjiga

Meelo badan oo ku yaalla dawlad deegaanka Soomaalida, waxaa ka curtay roobabkii gu’ga, waxaana wararka ka imanaya magaalada Jigjiga ay sheegayaan, inuu halkaas ka da’ay roobab xooggan kuwaas oo khasaare badan soo gaarsiiyay guryo badan.

Haddaba weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa ayaa warbixintan ku eegaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Jigjig