Ciidamada Itoobiya oo lagu eedeeyey dambiyo dagaal
Your browser doesn’t support HTML5
Hay'adda Xuquuqda aadamaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedayasay Ciidamada Ethiopia in ay dambiyo dagaal ku galeen magaalada Merawi ee gobolka Amxaarada ee waqooyi-galbeed ee Ethiopia, 29-kii Janaayo 2024.