Sanbaloolshe oo loo magacaabay agaasimaha NISA

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyay in Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) inuu noqdo Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. Cabdulqaadir OK ayaa warbixinta soo diray.