Wareysi: Daa'uud Aweys
Your browser doesn’t support HTML5
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa'uud Aweys Jaamac ayaa faah-faahin ka bixiyey go'aanka ay dowladda Soomaaliya dalka uga cayrisay safiirkii Itoobiya, kuna xirtay laba qunsuliyad.