Soomaaliya oo cayrisay safiirka Itoobiya, xirtayna qunsuliyado
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xirtay qunsuliyadaha ay dowladda Itoobiya ku leedahay magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa, sidoo kalena dalka ka cayrisay safiirkii Itoobiya.