Dhaqaatiirta oo weli ku jira shaqo joojin
Your browser doesn’t support HTML5
Ururka ay ku midoobeen dhakhaatiirta ka hawlgala isbitaalada dawladda ee dalka Kenya ayaa kasoo horjeestay qorshe ay dawladu u soo bandhigtay, si ay u soo afjaraan shaqo joojin socotay muddo todobaadyo ah.