Maxaabiista New York oo dacweynaya waaxda xabsiyada

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaabiista ku xiran New York ayaa dacweynaya waaxda xabsiyada ee gobolka, iyagoo ka soo horjeeda go'aanka lagu sheegay in maxaabiistu gudaha ku jiraan maalinta Isniinta ee soo socota oo la filayo in ay dhacdo qorax-madoobaad.