Ruushka oo wada-hadallo kula jira Taalibaan

Your browser doesn’t support HTML5

Ruushka ayaa wada-hadallo kula jira kooxda Taalibaan oo uu sheegay inuu ka caawinayo sidii looga saari lahaa liiska argagixisada.