Congress-ka oo aan weli ansixin taageerada Ukraine
Your browser doesn’t support HTML5
Xubnaha Congress-ka Maraykanka ayaa fasax galay, iyagoon wali go'aan ka gaadhin sharci dhaqaalle badan oo militari lagu siinayo dalka Ukraine iyo dalal kale oo Maryakanka xulufo la ah.
Weriyaha VOA ee Pentagon, Carla Babb ayaa waribxintan diyaarisay.Maxamed Cabdi Sandheere ayaa soo jeedinaya.