Xasan Macallin oo difaacay dhameystirka dastuurka

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka cadaalladda iyo arrimaha dastuurka ee Soomaaliya Xasan Macallin Maxamuud ayaa difaacay ansixinta isbaddelka dastuurka, isagoo sheegay in dhammeystirka dastuurku ay ahayd wixii ay dowladdani ballanqaaday. Weriyaha VOA, Cabdicasiis Barrow ayaa wasiirka ku wareystay Muqdisho.