Hoggaamiyayaasha Muslimiinta Maraykanka oo qaadacay Biden

Your browser doesn’t support HTML5

Qaar ka tirsan hoggaamiyayaasha Muslimiinta Maraykanka ayaa xalay diiday inay ka qeybgalaan xaflad afur ah oo Aqalka Cad uu u ugu sameeyay madaxweyne Biden iyagoo ka careysan taageerada uu siiyo Israel.