Shacabka Mareykanka oo ka walaacsan kororka dambiyada

Dembiyada ka dhaca Maraykanku waa mid ka mida qodobada ugu mudan ee ay codbiyayaasha Maraykanku niyadda ku hayaan, marka ay codkooda dhiibanayaan doorashooyinka madaxtinimada ee soo socda.

Arrintan ayaa safka hore kaga jirtay arrimihii ay ku ololaynayeen musharaxiinta xisbiyada Dimoqraadiga iyo Jamhuurigu, intii ay socotay doorashadii isreebreebka ee shalay ka dhacday gobolka New York.

Your browser doesn’t support HTML5

Shacbiga Mareykanka oo ka walaacsan heerka dambiyada