Turkiga oo howlgallo militari ka billaabaya gudaha Ciraaq

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Turkigu ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay billaabaan hawlgalka militeri oo weyn kaasoo ay ku qaadayso deegaanada ku yaalla dalka Ciraaq ee ay ka hawlgalaan kooxaha mucaaradka ee Kurdiyiinta.