Daryeel la’aanta haweenka uurka leh ee isku raranta Nairobi
Your browser doesn’t support HTML5
Inta badan haweenka uurka leh ee ku nool xaafadaha isku raranta ah ee Nairobi ayaan helin daryeel caafimaad. Laakiin haatan, shirkad caafimaad ayaa iyadoo adeegsanaya qalab uurka lagula socdo waxay hooyooyinka uurka leh siinaysaa fursad ay ku arkaan ubadka calooshooda ku jira.