Dad muhaajiriin ahaa oo ku dhintay shil ka dhacay Albania

Your browser doesn’t support HTML5

Siddeed qof oo 7 ka tirsan loo malaynayo inay yihiin muhaajiriin qaarkood ka yimid Africa, ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay koonfurta dalka Albania.