Xamza: Lama aqbali karo in la is-hortaago hay’adaha dastuuriga ah

Your browser doesn’t support HTML5

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Bare ayaa sheegey in dowladiisu diyaar u tahay in ay la hadasho cid walba oo tabasho qabta, balse wuxuu xusey in aan la aqbali karin in la is-hortaago howlaha hay’adaha dastuuriga ah.