In ka badan 5,000 muhaajiriin ah oo doon ku galay UK

Your browser doesn’t support HTML5

In ka badan 5,000 oo muhaajiriin ah ayaa doon ku galay dalka UK, saddexdii bil ee lasoo dhaafay, taasi oo ah koror 42% ah.