Xisbiga Erdogan oo looga adkaaday doorashada

Your browser doesn’t support HTML5

Mucaaradka Turkey ayaa guulo ka gaaray doorashooyinka dowladaha hoose, kuwaas oo looga adkaaday xisbiga madaxweyne Erdogan ee AKP.