Caweyska Washington: Al-fannaan Xuseen Axmed Suudaani

Xuseen Axmed Suudaani

WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaana marti ku ah fanaanka Xuseen Axmed Suudaani oo ka sheekeynayanwaxyaabixii uu la yaabay ee uu ku arkay dalka Indonesia oo uu muddo ku noolaa. Barnaamijkan waxaa soo saaray soona jeedineysa, Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington