Wararkii ugu dambeeyay ee Gaza, wadahadallada Xamaas iyo Israa'iil

A smoke plume erupts during Israeli bombardment on Khan Yunis as seen from Rafah in the southern Gaza Strip on March 29, 2024, amid ongoing battles between Israel and the Palestinian militant group Hamas.

Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa Jimcihii oggolaaday in masuuliyiinta uu u xilsaaray wadahadalada lala gelayo Xamaas, inay dib ugu noqdaan wadaxaajoodyada socda, arrintan oo ku soo beegmaysa, maalin uun ka dib markii ay maxkamadda cadaaladda ee dunidu ay ku amartay Israa’iil inay si degdeg u fasaxdo gargaarka bini’aadanimo ee loo wado Falastiiniyiinta ku gaajaysan marinka Qaza.

Warbixin ay wakaaladaha wararku ka qoreen arrintan waxaa innoosoo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee Gaza