Loolanka u dhexeeya Ruushka iyo dalalka reer galbeedka ee ku aaddan Afrika ayaa sii xoogaysanaya, iyada oo Ruushku ciidamo cusub u dirayo galbeedka Afrika ka dib markii ciidamadii reer galbeedka lagu amray in ay ka baxaaan.
Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5
Loolanka Ruushka iyo dalalka reer galbeedka ee ku aaddan Afrika