Dhallinyaro is-xilqaamay oo afuriya danyarta Muqdisho

Your browser doesn’t support HTML5

Dhallinyaro si iskood ah isku xilqaamay, oo ku sugan Muqdisho, ayaa waxay afurin u sameeyaan dad barakacayaal ah. Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrtintaas ku saabsan soo diray.