Xeebta Liido iyo xuusaha jaceyl ee lamaanaha
Your browser doesn’t support HTML5
Hal abuurka wiil dhallinyaro ah uu ka sameeyay xeebta Liido ayaa soo jiitay lamaaneyaal badan, kuwaas oo u taga si uu ugu sameeyo xusuuso waara oo jaceyl.
Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan soo diray.