Qof nasiib u yeeshay inuu ku guuleysto $1.3 bilyan

Your browser doesn’t support HTML5

Qof ku nool gobolka New Jersey ee dalka Mareykanka ayaa noqday qof nasiib badan kadib markii uu ku guuleystay baqtiyaa nasiib lacag dhan 1.13 bilyan oo dollar.