Erdogan oo mar kale maraya tijaabo doorasho

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Erdogan ayaa maraya tijaabo kale oo doorasho ayada oo Axadda soo socota ay malaayiin codbixiyeyaal ah oo ku nool Turkiga ayaa u dareeraya goobaha codbixinta si ay u doortaan maayarrada.