Khilaaf ka dhex oogan Mareykanka iyo Israel

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka iyo Israel ayaa isku khilaafay qorshaha ay Israel dooneyso inay ku weerarto magaalada Rafax, oo ay ku nool yihiin in ka badan hal milyan oo Falastiiniyiin ah.