Kenya oo wereejisay meydadka dad gaajo lagu dilay

Your browser doesn’t support HTML5

Booliiska dalka Kenya ayaa Talaadada maanta ah dadkoodii ku wareejiyey meydadka dhibbanayaal uu gaajo ku dilay hogaamiye firqo-diimeed. Meydadka aya sanad ka hor laga helay qubuuro wadareed, arrintaas oo dunida ka yaabisay.