Turkiga oo xiray 147 oo qof oo lala xiriirinayo Daacish

Your browser doesn’t support HTML5

Booliiska Turkiga ayaa xiray 147 qof oo lagaga shakiyey inay ka tirsan ururka Daacish, sida uu maanta sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Turkiga Ali Yerlikaya.