Buundo ku burburtay Baltimore kadib markii uu jiiray markab

Your browser doesn’t support HTML5

Buundo weyn oo ku taalay dekedda magaalada Baltimore ee gobolka Maryland ee dalka Maraykanka ayaa subaxnimadii hore ee saaka duntay, kadib markii uu jiiray Markab kuwa koonteenarada qaada ah.