Ruushka oo u baroor-diiqaya dadkii ku dhintay toogashadii tiyaatarka

Russia Shooting

Tirada dhimashada ee weerarkii lagu qaaday tiyaatarka lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Moscow ee dalka Ruushka ayaa kor u dhaaftay 130 qof, iyadoo masuuliyiinta Ruush-kuna ay xireen afar qof oo falkaasi loo tuhunsan yahay inay gaysteen.

Madaxweynaha Ruush-ka Vladimir Putin ayaa isaguna sheegay in afartaais qof la soo qabtay iyagoo u baxsanayay Ukraine.

Warbixin ay wakaalada wararka ee Associated Press ka qortay waxa inoo soo koobaya Abdi hakin Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Ruushka oo u baroordiiqaya dadkii ku dhintay weerarkii ISIS