Ciidamada Nigeria oo soo badbaadiyay 300 oo arday

Nigeria School Kidnapping

Ku dhawaad 300 oo arday oo reer Nigeria ah oo afduub loo haystay ayaa la sii daayay, sida ay mas’uuliyiin maxalli ah sheegeen Axadda maanta ah, waana in ka badan laba toddobaad ka dib markii carruurtan laga qafaashay iskuulaadkooda oo ku yaalla gobolka Kaduna ee waqooyi-galbeed Nigeria loona kaxaystay kaymaha.

Warbixin ay qortay AP waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidanka Nigeria oo soo badbaadiyay 300 oo carruur ah oo afduul loo heystay