Barnaamijka Xiisaha leh ee Caweyska Washington

WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan oo aad ku maqli doontaan qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka Caweyska oo ka hadlaya waxa ay la yaabeen intii ay socotay bisha barakeysan Ramadan. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedineysa, Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington