Ruushka ayaa sheegay in 115 qof ay ku dhinteen in ka badan 145 kalana ku dhaawacmeen, ka dib markii ay rag hubeysan xalay rasaas ku fureen dad ku sugnaa shaleemo ruwaayad lagu daawanayay gudaha dalka Ruushka.
Warbixintan waxaa inoo soo koobaya Maxamed Cabdi Xassan.
Your browser doesn’t support HTML5
Khasaaraha weerarkii Moscow oo kordhay