Shacabka Kenya oo ka walaacsan ciidamada ay dowladdu u direyso Haiti

Qaar ka mid ah shacabka Kenya ayaa taageeray go’aanka uu madaxweyne William Ruto uu ciidamo ugu dirayo dalka Haiti, laakin in badan oo Kenyan ah ayaa la yaabban, sababta uu dalkooda ciidan boolis ah u geynayo dalka ay rabshadaha ka socdaan ee Haiti, xilli waddamo ka awood badan kana hub culus Kenya ay ka aamuseen arrintan.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Nairobi kasoo dirtay Mariama Diallo, waxaase soo jeedinaya Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Shacabka Kenya oo ka walaacsan ciidamada ay dowladdu u direyso dalka Haiti