Gabdhaha Muqdisho oo xiiseynaya wadidda baabuurta
Your browser doesn’t support HTML5
Magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanaya gabdhaha xiiseynaya inay bartaan sida loo wado baabuurta.
Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan soo diray.