Qiimaha khudaarta Beledweyne oo aad hoos u dhacay
Your browser doesn’t support HTML5
Qiimaha khudaarta ee Beledweyne, oo sida caadiga ah sare u kici jiray xilliga Ramadaanka, ayaa markan aad hoos ugu dhacay.
Xuseen Xasan Dhaqane ayaa soo diray warbixintan.