Saxafiyad Mareykan ah oo ku dhowaad sanad ku xiran Ruushka

Russia US Journalist

Russia US Journalist

Gabadh wariye Maraykan ah ayaa muddo sanad ku dhaw ku xiran dalka Ruushka, toddobaadkanna waxaa magaalada Washington soo gaaray seygeedii iyo labada hablood ee ay dhaleen, si ay dawladda Maraykanka ugu gudbiyaan walaaca ay ka qabaan xadhigga Alsu Kurmasheva, si ay dedaal dheeraad ah ugu bixiyaan sidii loo sii deyn lahaa suxufiyadda.

Warbixin uu diyaariyey wariyaha VOA Liam Scott, waxa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Suxufiyad Mareykan ah oo ku dhowaad sanad ku xiran Ruushka