Maxay tahay sababta ay muhaajiriin badan ugu qul-qulayaan New York?

Mushkiladda muhaajiriinta ee ka taagan magaalada New York, oo soo bilaabatay ku dhawaad labo sano kahor kaddib marki ay aad ugu qulquleen muhaajiriin ka yimid Venezuela iyo dalal kale oo ku yaalla Latin America, ayaa hadda kasii dartay, ka gadaal marki ay saddex jibaarantay tirada dadka muhaajiriinta ah ee ka imaanaya wadamada Galbeedka Afrika.

Aron Ranen ayaa warbixintan ka soo diray magaalada New York. Waxaa soo jeedinaya, Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Qulqulka Muhaajiriinta ee New York