Dowladda Kenya iyo Shirkadda internet-ka ee Meta oo iska kaashanaya sidii fursadaha adeegyadda Xayaysiinta ee Facebook iyo Instagram loogu furi lahaa dadka ka shaqeeya barahaasi online-ka ee Kenya, ayaa shaaciyay in laga bilaabo bisha June ee sanadkan ay dadka ka shaqaysta barahaasi online-ka ay awood u yeelan doonaan inay dhaqalo ka sameeyaan adeegyada xayaysiinta ee shirkadahaasi.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa magaalada Nairobi nooga soo diray Khadar Maxamuud Xareed.