Maxaa xal loogu la’yahay fatahaadaha Beledweyne?
Your browser doesn’t support HTML5
Inkasta oo la fuliyay mashaariic ay malaayiin dollar ku baxday oo la doonayay in biyaha looga celiyo magaalada; haddana ugu yaraan sanadkiiba mar ayaa fatahaad looga baxaa Beledweyne. Sababtu maxay tahay?
Xuseen Xasan Dhaqane ayaa ka warramaya