Wararkii ugu dambeeyey ee doodda dib u eegista dastuurka

Your browser doesn’t support HTML5

Doodaha ku saabsan dib u eegista dastuurka ayaa welii ka socda baarlamaanka Soomaaliya, xilli ay dhinaca kalena ay jiraan xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo dhalliilay qorshaha wax ka beddelka dastuurka. Warbixintan waxaa soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.