Dawladda Soomaaliya oo sheegatay dilka 40 Al-Shabaab ah

Your browser doesn’t support HTML5

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ku dhowaad 40 ka tirsan maleeshiyaadka ururka al-Shabaab lagu dilay hawlgal ka dhacay laba degaan oo hoos yimaada degmada Afgooye, laguna kala magacaabo Baghdaad iyo Baldooska. Cabdicasiis Barrow ayaa faah-faahinaya.