Ireland oo u damqaneysa shacabka Falastiin
Your browser doesn’t support HTML5
Ra'iisal Wasaaraha Ireland ayaa Aqalka Cad ka sheegay in dalkiisu uu la damqanayo shacabka Falastiin, isaga oo xusay in dalkiisu uu taageerayo dowlad ay Falastiin yeelato.