Biden oo xaalad adag ka wajahaya gobolka Michigan

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xaalad hubanti la'aan ah kala kulmaya gobolka muhiimka u ah doorashada ee Michigan, halkaasi oo ay diidan yihiin Muslimiinta ku nool.