Tahriibeyaal ku geeriyooday badda Turkiga
Your browser doesn’t support HTML5
22 qof oo ay ku jiraan 7 carruur ahaa geeriyooday, kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay xeebaha Waqooqyi Galbeed ee wadddanka Turkiga.