Uber iyo Lyft oo ka guuraya Minneapolis
Your browser doesn’t support HTML5
Shirkadaha Uber iyo Lyft ayaa Jimcihii sheegay inay joojin doonaan adeeggooda Minneapolis laga billaabo 1-da May, kadib markii Golaha Magaaladaasi uu ansixiyay sharci shirkadahan ku khasbaya inay mushaarka ugu hooseeya siiyaan wadayaasha.