Niger oo ka baxday heshiiskii hawalgalka militariga Mareykanka

Niger US

Milatariga xukuma dalka Niger ayaa laalay heshiis milatari oo u oggolaanayay hawlwadeenada Milatariga iyo shaqaalaha rayidka ah ee ka socda wasaarada gaashaandhiga Maraykanku joogitaanka dalkaasi, waa sida uu sheegay Colonel Amadou Abdramane oo ah afhayeen u hadlay milatariga dalkaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Xiriirka Niger iyo Mareykanka

Warbixin ay arintan ka qortay VOA waxa inoo soo koobaya Abdi hakin Shirwac.