20,000 oo caruur 'ooo macluul ugu dhintay' Gaza
Your browser doesn’t support HTML5
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ugu yaraan 20,000 oo caruur ah oo Gaza ku nooli ay u dhinteen macaluul, xilli tiro kale oo intaas ka badani ay la nool yihiin xanuunada maskaxda.